horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Tuesday, February 28, 2023
Thursday, February 23, 2023
QORAALSAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWQQDA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY IS FAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTIISA 15AAD
Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay
Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa
Waaga marka uu baryy
Hanad sidii caada aheet waxa uu isku diyaarnyay shaqadii xafiiska
Marka uu galay xafiiskiisa oo kala fududeeyay shaqada u taalay ayuu helay xoogaa jaanis ah oo uu kuwaco xamdi
Waxa uu garaacay teleefoinka
Waxaa ka qabatay xamdi oo dhafarsan kuna jrta kushiinka diyaarineeyso quraacda reerka
Markii ay aragtay lambarka xafiiska hanad ayey ku soo booday oo qabatay telefoonka
Halow hanad.
Haa xamdi abaayo iiwaran.
Fiican aboowe maxaa ku helay oo kuu waayay xalay oo dhan ayaa ku soo wacaayey.
Hanad ayaa niyada iska dhahay qofka xalay kool kuugu wareeriyay xamdi ayay aheet ileen ee ma usheegaa ama waan ka qariyaa.
Haa xamdi aniga ayuu ahaa qofka koolka ku jiray mana kuu ma leeyneeynin adiga sorry abayo.
Xamdi ayaa ka naxday hadalkaas
Laakiin madareen siinin
Dhib malahan aboowe ee xalada kawaran.
Fcn abayo macaanto.
Xamdi ayaa isdhiirisay oo ku dhahday hanad waxaa rabaa aboowe in aan kula kulmo sida ugu dhow.
Diyaar waaye abaayo ee goormee.
Lama filaan xamdi ayaa ku dhahday galabta.
Hanad yaab yaabkiisa isagoo xamdi ku xumeen karin maryana aan ku adkeen karin ayuu ku dhahay hib malahan waan kulmeenaa.
Labo mid dooro ayaa hanad agtaalo
Wednesday, February 22, 2023
QORAALSAN IYO GAGACAL KUSOO DHAWAADA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY ISFAHAN LA AAN JACEEL GUURSHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTEEDA 14AAD
Hanad teleefoonka waxaa ka qabatay gabadha guriga laheet tiri
Halow.
Halow asc abaayo sthy
Fcn hanad maryan waa mashaquul ee xoogaa kadib kusoo celi
Maryan ayaa ka dhawaaqday jikada oo ku dhahday qadro waan soo socdaa ee kujir dheh
Qadra ayaa hanad ku dhahday zxb waad maqleeysaa ee gabadha haku dheereen hool ayaa u taala
Haye abaayo qadro
Hanad ayaa is weeydiiyay oo shaki galay wuxuu is dhahay mx qaldan qoftaan maryan ah guriga kama dhalan miyaa toloow ma adeegtaa warjiraba cakaaroow imaaw
Xoogaa kadib maryan oo heeseesa ku tiri
Halow gacaliye hanad sorry waan kaa soo daahay ee xld kawaran
Hanad ayaa ugu jawaabay fcn dhankaada ayaa culeeys ka jiraa
Maryan ayaa ku dhahday maxaa waaye culeeyska xageeyga ah
Hanad ma yaqaano wax qaris oo ku dhahay qadro mx isku tihiin
Kkkkkk intaas lee miyaa hanad culeeyska
Kkkkkk haaa dabcan intaas maka ay mareeysay telka hormuud oo xiligaas loo yaqaanay baragaad ayaa waxaa soo wacaday xamdi misane hanad koolka ugama bixin asigoo dareemaayo in uu kool kujiro waayo maryan ayaa sheeko wacan ugu sheekeeyneeyo laakiin ma ogo qofkaan koolka ku dhibaayo in ay tahay xamdi
Waqtiga waxa uu isguraba waxaa lasoo gaaray 11:30am intaas xamdi maseexan oo murugo ayaa ku taagan markastaa telka ayey soo waceeysaa ala toloow yaa koolka igu dhageeysanaayo ma xafsaa mise waa axmed amey noqdaan waalidka hanad
Waa baxar ee aan iska daayo
Ala aan ku celiyo laga yaabo in uu hanad shukaansi ku haayo ala ilaahoow haka dhigin
Hanad oo naag kale u sheekeeynaayo
Intaas iyo in kabadan ayey is dhahday xamdi
Hanad iyo maryan ayaa ku balamay bari galab in ay kulmaan oo ay ku gulmaan xaafada gubta oo ay dagantahay maryan
Hanad iyo maryan ayaa marka ay ismacsalaameeyeen kadib madaxa telka iyo fiilada kala siibay oo isku diyaariyay in uu seexdo xamdi oo indhaha isgalisay ayaa marqura kusoo naxday kuna booday telka
Twatr vos24tv
YouTube vos24tv
Website vos24tv
Instagram vos24tv
Monday, February 20, 2023
QORAALSAN IYO GALGACAL KUSOO DHWAADA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY (ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 13AAD.
Xamdi oo iska madadaalineeyso murugada ka heeyso dhanka hanad oo ahaa jaceelka aan la arkin ayaa jikada isku weeydiisay toloow aniga waxa ihaayo waa maxay maxaase ladhihi karaa ma
Jaceel baa mise
Damac ama waa
Darajo koleey kani ma ahan Dulinnimo balse markuu hanad qalbigeeyga soo galo wadnahaa i garaacmaayo sida qof cabsanaayo oo kale.
Xamdi oo marba ninac u fakareeyso ayaa waxaa soo dhacay telka lenleenka oo soo wacday walaasheeda ay la joogtay xaafada KBB kasa balbalaara waxaa ka qabatay hooyadeet sheeko dheer kadib waxa ay xaliimo ka cod satay hooyadeet in teelka loo geeyo hamdi. Dhanka kale hanad aabihiis cabdullaahi oo sida caadada u ah caruurtiisa maqribka kahor waa in ay xaafada xaadir ku wada ahaadaan laakiin caawa hadan waxa uu yimid cishahii isagoo daalan waxa uu ku daalayna ogeen isagoo cidna la sheekeeysan ayuu qolkiisa galay
Waxaa kadaba yimid aabihiis oo ku dhahay waryaa halkee xiligaan ka timid soo horay kuukuma sheekin in aan lasocon karin waqtigaan.
Hanad ayaa ku dhahay aabe shaqada ayaa ku soo daahay kadibna wiil aan saaxiibo nahay oo xanuunsan ayaa aaday oo dagan xaafada laba dhagax meesha ayaa ku soo daahay ee wax kale lama maqneen. Xafsa ayaa usoo gashay oo dhegta wax ugu sheegtay hanad mar qura ayuu booday oo istaagay hadana fadhigii ku laabtay aabo cabdullaahi ayaa weeydiiyay xafso oo ku dhahay naa maxaa u sheegtay oo sidaan ugu booday iisheega.aabo gabar oo saaxiibtiisa ayaa soo wacday oo qadka ku jirta. Hanad wuu naxay oo ku dhahay alla been badanaa aabo waan isla shaqeeynaa oo xafiiskeeyga ayey ka shaqeeysaa waa ku xigeenkeeyga ee xafso u sheeg marka aan qabeeysto oo cishaha tukado anaa wacaayo.
Hanad wuu ka tagay aabihiis durba wuxuu bilaaway in uu is furfuro oo qabeeysto tukado cishihii waxa uu soo qaatay cashada iyo telka lenleenka waxuu garaacay maryan gabar ladhaho oo daganeet gubta
Qoraalsan iyo galgacal kusoo dhawaada sheekadii lamagac baxday ISFAHANLA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE AYUU SABABAA qeebtii 12aad ee sheekada
Xamdi oo ka walaacsan jaceelkeeda curdanka ah oo ku fashilmay balantii ugu horeeysay oo ahaa kulanka gogol dhiga jeceelka sanadkaas
Ayadoo ka xun arinkaas ayey ku calaan cashay
Ala ceeboobay oo
Cadaabmay
Cirka maa igu soo dumay mise
Cidlaan kulugeeyaa
Calafkeeyga xumaaday midkii aan
Calmaday iga
Ciishooday
Cadoowbuu ii arkaa
Cuqdat iiqaaday ana
Caloolyoow la ooynaa
Cadaalad jaceel meel aan u
Cugsado yaa ii
Cadeeyo ruux aan
Cararikarin baan la
Ciisoodee
Caadiloow ilaahoow
Cadaab weeye jaceelkuye iiga
Ceemi adaa
Ceeymiya ahee.
Inkastoo xamdi cid war ka heeysaa aanan jirin jaceelka halista ah ee haayo xamdi hadana hadii la ogaado
Waxa ay ka cabsaneeyso waa in lagu caayo oo la dhaho qof aysan arkin ayey la waalatay
Dhanka kale hanad oo aad u xanaaqsan oo ay ka muuqato fooryo iyo nin lagu qalajiyay darbi ayaa tagay xaafada toowfiiq oo uu caanka ka ahaa waxa uu fadhiistay darjiinkii balanta saaxiibadiisa oo ay kuwada caween jireen asxaabtii ayaa maanta hanad u arkaan in ay wax ka qaldanyihiin ayagoo isugu dareen kaftan gacanqaad saaxiibtinimo ayey ku dhaheen war hanad zxb maanta maxaa kaa qaldan ayeeyadaa miyaa dhimatay ama
Farmashiga kuuloow ayaa soo martay kkkkkk
Kkkkkk maya maya anigaa aqaano waa arin jaceel ayuu mid kamid ah ka dhawaajiyay hanad ayaa markiiba la soo booday
War shaah maan cabno oo noo waca gabadha shaaha maanta madaxa ayuu igu soo xanuunay xafiiska marka buuqa iga yareeya asxaabeey
Saturday, February 18, 2023
QORAALSAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWAADA AQYAAREEY SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE AYUU SABABAA QEEBTII 11AAD
hanad waxa kaamuuqata farxad aan wali guugu arkin ee xamdi kuwa kale mexeey dheertahay mise waa xiisaha cusub .
Kkkkk duma maanta waad igaleeysaa kkkkk maya wlhi dareen gaar ah ayaaba haayo mana aqaan xiisahaan oo kale.
Waxaa lagaaray waqtigii balanta xamdi iyo hanad oo ahaa 03:30pm iyo xaafada KBB hanad oo si kal iyo laab usoo labistay ayaa soo istaagay masaajidka shiiq cali suufi hortiisa baranji ku yaala ayuu galay oo.
Zxb waxaan rabaa in aad iiwacdo telkan.
Zxb waa 1000shilin.
Kkkk waa iga diyaar ee iiwac zxb.
Halow asc iiwaran xaliimo miyaa.
Haa ee hanad miyaa adiga.
Haa abaayo ee xamdi ayaa rabay ma iigu dhiibi kartaa.
Hanad aboowe xamdi ma joogto
Waxa ay aaday xaafa hooyo aaba ayaa xoogaa xanuunsan.
Wlhi sorry allha caafiyo.
Hanad oo aad ugu carooday oo ay ku dhegtay jac kulul ayaa ku soo laabtay xaafada zxbkiisa ee
Al baraka qosol iyo kaftan ayaa lala galay Dooli iyo xaaskiisa.
Zxb waan ka xumahay kor ayaa lagaa arkay waana lagaa tagay kkkk
Duma markii ayaa ku dhahay labiska aad sheegatay haugu tagin
Ee badalo laakiin waad iga diiday waana lagaa tahay qaliirnaantaada kkkk.
Hanad ayaa marna qoslo marna xanaaqo laakiin muxuu kaadali karaa.
Zxb dooli xaaskaada hadalxumadeeda majoogi karee waan iska baxayaa kkk laakiin xaafada ha usheegin waa laigu camiraa kkkk.
Kkkk gaal jabkiisa wuu qarsadaa miyaa sheekada haye zxb ee gaari raac ma wadataa mise waan ku siiyaa.
Zxb waan wataa ee waad mahad santahay
Hanad oo yaaban misana ka walwalsan xamdi in ay kor ka aragtay oo ka tagtay mise waxa ay u sheegtay xamdi walaasheet ayaa run ah dhib malahan laakiin waan arki doonaa
Lakiin hanad ma ogo sida ay xamdi ugu walaacsantahay hanad.
KALA SOCO VOS24TV QEEBTA 2AAD
Friday, February 17, 2023
KHORAALSAN IYO GALKACAL KUSOO DHAWAADA SHEEKADII iSFAHAN LA AAN JACEEYL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 10AAD
Xamdi jawaabtii ayaa ku adkaatay oo xishood la jeesatay laakiin wali kama harin faaduma oo markale ku celisay waliba ayadoo dareen siineeyso in ay ku faraxsantay in ay qaadato waqtigeeda lalinyaranimo
Xamdi ayaa jawaab aan aheeyn kii loo baahnaa ku tiri.
Ma aqaano aniga waxa aad sheegeeyso ayadoo qosol xishood ku jira qososhay kkkk qado ka dib waxaa soo dhacay telka lenlenka ah
Waxaa ka qabtay wiil yar oo faduma dhashay halow maxamrd ayeyo iiwaran hooyo faaduma ayeeyo xaliimo waaye xaliimo ayaa la hadashay kadibna waxaa lahadashay xamdi
Halow hooyo setahay gabadheeyda xamdi waan ladanahay dhamaanteena xamdi iyo hoyo xaliimo sheeko dheer kadib xamdi waxaa loo sheegay in ay soo aado kuliyada jaale siyaad hada
Ok hooyo hada ayaa soo baxaayaa
Marka ay labisatay oo ay dooneeyso in ay soo baxdo ayaa ayey is dhahday bal usheek hanad in aad caawa u hooyaneeyso xaafada hooyo iyo aabe telkii hanad gurigooda ayey soo garaacday waxaa ka qabtay xafsa
Halow xamdi.
Haaa xafsa miyaa.
Haa abayo iiwaran.
Naa waan fiicanahay ee hanad ma joogaa
Maya abaayo wali maanta ma imaan.
Haaa haye abaayo.
Ok xamdi.
Markale ayey wacday telka xafiiska hanad marar badan ayey ku cel celisay mana laga qaban
Xamdi ayaa iska baxday oo is dhahday iska daa hadhoow ayaa xaafada ka waceeysaa.
Hadan ayaa maalinkaas xaafada toowfiiq soo aadin oo uu aaday xaafada albaraka oo u dhaw kpp oo uu daganaa saxiibkiisa dooli si uu galabta halkaas ugula kulmo gabadha qalbigiisa qaadatay.
DHAMAAD DUFCADA 1AAD QEEBTEEDA 1AAD LASOCO QEEBTA LABAAD.
Qr wariye nasir ilkahurde
QORAALSAN IYO GALKACAL KUSOO DHAWAADA SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 9AAD
Hanad ayaa ku dhahay ii sheeg xamdi abaayo waxa aad ii sheegi rabtay
Waxbo kuuma sheegi rabin kkkk
Xamdi ayaa qososhay oo qalbiga iska dhahday anigaba kula mid baan ahay mana kuusheeki karo waayo waxaa ii diidaayo xishood gabar nimo
Hanad ayaa ku cel celiyay iisheeg iisheeg xamdine weey ku adkeeysatay
Sheeko dheer kadib ayaa
Xamdi walaasheet ukeentay qadada
Kuna tiri nayaa xamdi qadeey aduun waxba kama ogidee
Xamdi ayaa yaabtay waqtiga ay imaatay walaasheeda oo hadana ay qadada karisay abaayo koormee suuqa ka imaatay maqaayad maa kasoo gaday maya oo waan kariyay
Yaab badanaa
Hanad intaas asigaba wuu maqlaayaa
Isagaba waxaa la dhaafay xiligii uu ka bixi lahaa shaqada oo uu aadi la haa gurigiisa
Oh sorry xamdi abaayo xiligeeyga waa la dhaafay oo waa 2:15pm ee waan baxayaa xaafada ayaa aadayaa hada ee waxaan ku soo wacayaa 3:00pm insha allh adigana sii qadeey laga yaabo in aan galabta soo gaaro
Kpp kaasa palpalaara clm xaafadiina kkk
Xamdi ayaa naxday oo ku tiri maxaa kasoo raadinee xaafadeena
Hanad ayaa ku dhahay markaan kuriga tago anaa kusoo wacaayo oo kuu sheegaayo waxa aan ka soo raadinaayo xaafadiina
Ok hanad
Ok xamdi
By by
Qr wariye nasir ilkahurde
HADALSAN IYO GALGACAL KU SOO DHAWAADA SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 8AAD
Dhanka kale hanad subaxaasi waxa ay u aheeyd sobax uusan ku farax saneen inta uu u socday laakiga laga raaco baska ayuu keligiisa wadada ku sheekeeystay wuxuuna is weeydiiyay
Toloow waamaxay culeeska isaaran oo aan qaadi la ahay
Toloow waamaxay gabadhaan camdi waxa ay dheertahay gabdhakale
Toloow maxaa jira oo qalbigeeyga sidaan uu ugu baahan yahay gabadhaan iyo ereyo kale
Waxa uu gaaray iskooska laga raaco baska sidoo kale xamdi ayaa dareentay in uu wax ka maqanyahay subaxaasi oo inta uu sii maqnaa hanad wacday telka xafiiska shaqada laakiin kuma guuleeysan in laga qabto xamdi ayadaba dareen ayaa haayo laakiin uma moodo in uu yahay dareen jaceel xamdi oo fakir dheer ku jirto ayaa walaasheeda mar kale ku soo laabatay modo ayey kortaagneet mana arkeyn waxa ay la yaabantahay waxa ku dhacay walaasheeda yar ayadoo kula hadleeyso hadal naxariis badan ayey ku tiri naa xamdi xamdi hee abaayo naayaa maxaa ku helay oo la fikireeysaa maya abaayo ma fikiraayo waa yaabee lacagtaan qabo oo soo adeeg gadada xamdi ayaa ku tiri abaayo lama gaarinee 9:00am hala gaaro anaa soo adeegaayo markiiba waxaa soo dhacay telka oo xamdi jigada u yaalay durba waxa ay shaashada ka fiirisay lambarka soowacaayo waaba hanad marqura ayey ku booday oo tiri hanad maxaa ku helay aboowe hanad ayaa ku jawaaway fcn abayo mcn ee saakay waan ku soo wacay abaayo ayaa iga qabatay oo igu dhahday kusoo celi haa haa adega quraacda ayaa doonay markaas ayey xamdi waxa ay soo xasuusatay walaasheed in ay kortaagantahay marqura ayey xishood dumar ku tiri abaayo iga qaleey noh xamdi walaasheeda ka weeyn ayaa ku tiri ken la cagta aniga ayaa adeega doonaayo oo karinaayo qadada intey madaxa u salaaxday ayey ka tagtay markaas kadib xamdi telka
QORAAL SAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWAADA QEEBTII 7AAD EE SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY IS FAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA
Hanad asigoo ka yaaban sida uu u hanan la haa iyo qaabka uu umari lahaa gadhii qalbigeeda qaadatay ee xamdi figir dheer 2 isbuu kadib hanad waxaa u soo baxday in uu si rasmi ah uu ula kulmo xamdi
Sida caadada aheeyd subax kastaa wuxuu wici jiray xandi laakiin subaxaan weey kaduwaneed sheekada hanad oo war kale ayuu wadaa xamdi oo quraacda dubeeyso
Sugeeysana in uu soowaco midkii qalbigeeda qalay ayaa soo dhacay telka lenlenka oo xamdi soo dhigatay
Jigada markuu soo wacay hanad telka waxaa ka qabatay xamdi walaasgeeda ku tiri hanad yaroiw xamdi madheero oo waxa ay raadisay adeeg ee wax yar kadib ku soo cele
Hanad waqti ayaa ku socda oo waxa uu aadi lahaa shaqada in kastoo shaqada uu ugu horeeyo tel laakiin waxa uu is baray in uu subixii uu maqlo xamdi qasolkeeda gaaban Intuu is diyaarinaayay ayey qaadatay mudo 30 daqiiqo telkii
Xamdi markii ay adeega kasoo laabatay ayaa walaasheeda ku tiri nayaa waxaa kusoo wacay zxbkii jikada kkkkk
Xamdi ayaa ku tiri hanad miyaa ?
Haaaa.
Kkkkkk markiiba telka ayey baartay oo ku celisay hanad uma dhaweeyn telka waxaa uu quraacda ku cunaayay barandada waxaa ka qabtay xamdi telka xafza oo ay is barteen sheeko dheer iyo kaftan ayaa dhaxmartay xafzo iyo hamdi wexey u sheegtay in uusan joogin hanad uu aaday shaqada.
Waqtigaba waxa uu is guraba waxaa la gaaray 7:45Am oo ahaa xiliga shaqada asigoo laga rabo in uu 8:00Am shaqada ku jiro
AQYAARTA KUSOO DHAWAADA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 5AAD
Wednesday, February 15, 2023
QORAAL SAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWAADA QEEBTII 6AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA
Waxa la is adkeeyaba hanad waxa uu bilaaway xeelad dumar oo uu ku macalimay iska oo hadba meel duleel ka soo galaayo ku dhahay qof waxaa tahay naf ay nafteeyda tabeeysay misana ana aan garan weeysnaa meesha ay iga jirto laakiin hada ayaa helay kudhaafi maayo waligeey kkkkk
Xamdi ayaa qososhay oo ku dhahday
Zxb aniga hada ayaaba isbaranay ee goorma ay iibaahneet naftaada waaba yaabee hanad ayaa soo maray wado kale oo ku dhahay abaayo marka la i uumay ayaa la ikaa naadiyay oo nafteeyda loosheegay
Naagwalbaa la hatlo nafteeyda ayaa igu dhahdo ma ahan qeebta naftaada ka midka ah ana waan ka durkaa
Abaayo maadaama aad sidatit bar nafteeyda ama ituur ama iqaado qaali baa ii tahay
Xamdi ayaa nafteeyda waxaa galay dareen ah hanad xagiisa laakiin marna isma jilcin laakiin xoogaa yar ayey qalbiga u dhistay hanad walaal qaali waad iga hadal badantahay runtii aniga kuma ceerinaayo ee adiga
Ha is ceeyrin weey adagtahay si da aan nafteeyda kuugu aamino ee adiga isku day in aad igaliso kalsooni in aan kuu qaado aboowe. KALASOCO MARKASTAA(WARKA VOS24TV)
ASC AQYAARTA KUSOO DHAWAADA QEEBTII 4AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA
Hafza marka ku tiri hanad intaa waxa uu u cararay halka uu yaalo telka leeleenka ah oo markaas qadka ay ku jirtay gabadha dhawaan la bartay ee xamdi dhinaca kale
Xamdi ayaa u muuqatay ayaduna in uu jiro xiisa gaar ah ay u qabto barashada hanad waxaadba moodaa in hanad iyo xamdi jaceelkooda uuba yahay mid xag rabi laga soo riixayo oo midba midka kale uu ka daran yahay xiisaha waalan ay isku qabaan ayagoon wali si wanaagsan isku baran
Hanad ayaa gacanka lenka qabsaday oo ku yiri xamdi abaayo mcnto mafiicantahay? Xamdi ayaa dhibtay jawaab diiran oo ku saleeysan cod mcn aboowe hanad waan ladanahay ee dhankaada kawaran? Fcn qaali naftaada ayaa nafteeyda ka maqan oo lamaane la aan adiga dartaa ayaa dareemayaa
Hadalo mcn iyonsalaan isbarasho kusaleeysan wanaag iyo tixgalin ayaa markale siwacan habeenkaas ka dhacay hanad ayaa weeydiiyay
Gacalisadiisa mustaqbalka oo ku yiri
Mcnto xamdi adiga wali ma guursatay?
Maya sida aan horay kuugu sheegay
Waxaan ahay gabar laakiin waxaan dareemayaa in aan dhawaan ruux aan jeclahay in aan guursan doono qofka aan hada jeclahay.
Hanad aay naxay oo ku yiri xamdi abaayo
Jaceel miyaa leedahay ilaaheey ka cabso?
Haa aboowe ayeey tiri ayadoo qosleeyso kkkk
Hanad yaab ayuu afka saartay oo candhuuftiisa dib u laqay codkiisana aad ayuu hoos ugu dhigay oo ku dhahay xamdi abaayo naag nin jacel aniga soo ma noqonaayo dadaalkiisa hal bacaad lagu maalay?
Kkkkk xamdi ayaa ayaa tiri war hanad qaali dib ugurashada iska daa ruuxaas waa adiga qaali. Hanad farxada aduunka wuxuu si farxad ah ku dhahay ereyadaan
Saturday, February 11, 2023
ASC AQYAARTA KUSOO DHAWAADA QEEBTII 3AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUURSHISHEEYE BUU SABABAA
hanad ma ahan mid laga xiisa dhacaayo sheekadiisa maryana aad ayeey ugu heeysataa sheekada hanad Waxii la sheekeeyaba waxaa lagaaray casir gaab Marqura ayaa nasro oo aheet xamdi walaasheeda ka weeyn oo ay ayada la nooleet ayaa mar qura ku tiri Naayaa xamdi waaba ilaawayee waxaa kusoo wacay wiil isku magacaabay hanad ogoow Xamdi ma ahan gabdha fud fudut ee waa gabar ilaah ugu deeqay daganaan xasilooni qurux aqli iyo aqlaaq xamdi ma cadeen mana madooweeyn ee maariin madoow xiga ah oo dheer caato laga cararo ma aheen ee dhaxdhaxaad ayey aheet ayadoo xoogaa u kaadisan ayaa lagaaray xiliga maqribnimo Markii laga soobaxay salaada ayeey ku celisay leenleenkii markuu dhacay tiro 3jeer ayey ka jartay hanadna markaa wuxuu taagnaa ganjeelka banaankiisa dhicida teleefoonka wuu maqlaayay laakiin ma qaban karin waayo aabahiisa ayaa sheeko u haayay nasiib wanaag waxaa ku celisay telkii hamza oo aheet gabar hanad kadhaeeyo walaaltinimo oo gurigana ay iskula noolaayeen Waxaa dhaqsi xasiloon uga qabatay Xamdi hafza ayaa ku tiri halow.halow Abaayo yaa rabtay adigaa hada nasoo wacay oo jaray abaayo hanad ayaa rabay ee ma joogaa haa isug aabahiis ayuu la joigaa anaa kugu soo yeeraayo ee adiga magacaa xamdi ayaa la idhahaa abaayo adigane hamza ayaa la idhahaa isbarasho wanaagsan hanad walaashiis ayaa ahay hanad oo la fadhiyo aabahiisa qalbigana uu kumaqan yahay telkaas ayaa hafza ku tiri adeer hanad ayaa rabay 1mar noh ader macaan hanad aabihii markiiba ma fasixin oo xafza ku dhahay soo ma aragtit in aan sheeko u haayo yaa hadalkiisa muhiimyahay xafza ayaa tiri adeer adiga hadalkaada ayaa muhiim ah ee 1mar bes waa ku baryaa noh Hanad marka uu uyimid xafza ayey ku tiri xamdi ayaa ku rabta qadka ayey ku jirtaa telkii ayuu la garguurtay oo la galay jikada waayo qolka waa laga sooraadin karaa LASOCO QEEBTA 4AAD
QEEBTII 2AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHI SHEEYE BUU SABABAA
Hanad xiligaas fasalka 8aad ayuu dhigtaa ma ciyaaro kubad laakiin aflaanta ayuu daawan jiray gaar ahaan wuxuu sii jeclaa aflaanta soomaalida ay sameeyso iyo in uu qadka teleefoonka ee leenleenka in uu ku caweeyo nasiib wanaag maalin ayuu garaacay tel kabilaawdo 85 isga oo ah ku nasiibso qorshahiisu uu yahay hadeey ka qabato qof aan u cuntameeynin in uu weeydiiyo wax been ah ama shirkad aan jirin nasiib wanaag waxaa ka qabatay gabar aad u cod macaangabadhaasina waa xamdi kuna tiri walaal yaa rabtaa hanad oo naxsan ayaa ku yiri abaayo xaliimooy aaway qadar Xamdi ayaa ku tiri waad soo qaldantay zxb miyaa mise asxaabta ku nasiibso ayaa tahay kkkk Kkkk hanad waa uu qoslay ku yiri qofyaheey caadi ma tihid junasiibso ayaa ahaa ee ma is baran karnaa Xamdi ayaa ku tiri zxb waan is baran kanaa ee adiga telkaada waa 63 ee halkee ka joogtaa Hanad ayaa ku dhahay waxaan daganahay xaafada toowfiiq adigana Xamdi ayaa tiri waxaan jogaa kBB kaasa balbalaara isbarasho kadib Xamdibayaa ku dhahday hanad zxb qado ayaa karinaa wainoo waqti kale ok hanad ayaa yaaban oo la yaaban qoftaan sidaan u cod macaan hadii toloow sood bilaa suurad ameey tahay hanad sidii caada aheeyd Durkii marka uu soo tukado uu qadeeyo wuu seexan jiray casiradii markii lagaaray ayuu soo jiitay teelka waxuuna kursi iyo shaah casariyo digtay ganjeelka hore ee banaanka geedka hoostiisa kadib wuxuu garaacay telka xamdi waxaa. Kaqabatay xamdi walaasheet ka weeyn oo markaas ayada la nool Abaayo waxaan tabay xamdi Xamdi walaasheed ayaa ku tiri walaal hada ma joogto xamdi ee gadhoow ku soo celi hanad ayaa xaqiiqsaday in Xamdi magaceeda dhabta ah uu yahay.ok abaayo usheeg hanad in uu soo wacay ee marka ay timaado haisoo wacdo hanad waa shabeel naageed durba waxa uu wacday maryan oo kamid aheet xiligaas gabdhaha uu la sheegeeysto hanad
SHEEKADA LAMAGACBAXDAY ISFAHAN LA AAN JACEEYL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA KHEBTA (1AAD)
2004 Magaalda muqdisho waxa ay la medka aheeyd magaalooyinka aduunka inkastoo aan ka jirin doowlad maamusha guud ahaan cariga soomaalia hadana waxaa jiray Hogaamiyayaal qabiil oo aad u hubeeysan marmarka qaar fooda ayey is galshaan hade shacabka waxaad moodaa in aysan warba ka heeyn hanad waxa uu ka midka ahaa bulshada ku nool magaalad muqdisho gaar ahaan wuxuu daganaa Degmada yaaqshiid xaafada toowfiiq Hanad waxa uu ahaan dhalinta ka fiyoow qabaailaadka waxa uuna ahaa Dhalinta aadka u yar ee xiligaas soo kacayay iskuulka toowfiiq1 ayuu dhigtaa qooyskiisa ma heeystaan dhaqaalo sidaa u buuran Markii uu ahaa sanadkiisa 16 jir waxa U bilaawatay farxada haasaawo ama in uu yeesho qof jaceel la wadaagto Xiligaas waxaa kacsanaa ku sheekeeysiga telefonka loo yaqaan Leeleen olombik kaas oo hanad gurigooda ku jiray leeleenka faaido iyo qasaaraba waa uu ulahaa dhalinyada xiligaas hadane waxaa uu lahaa xaraarad gaar ah oo xiligaas aanan la dareemi karin waxaa jiray lambaro loo yaqaanan kunasiibso oo lagu raadinaayo gabar ama wiil Hadii uu kaa qabto qof da weeyn waa lagu jari hanad waxa uu ka mid ahaa Dhalintaa asigoo marar 1 iyo 2 jeer lagu dhaqday dhar hada kama uusan harin kunasiibso wax ay haasaawo jaceel aan qalbiga jirin la wadaagay Gabdho badan oo gayaankiisa ah oo kaladagnaa xaafado kala duwan aan isku dhaweeyn Qadkaas gabdhaha ay isku barteen waxaa ka mid ahaa gabar ay hanad hooyadiisa u tahay habaryar 2aad ayagoon is aqoon Dhina kale waxaa jiray xifaaltan dhinaca iskaarsiinta ah ayadoo la isku soo xiriirinaayo qofkiiba 2ruux kale halkaana lagu wada sheekeeysanaayo ama lagu kaftamaayo badanaa dhalinyarada magaalada muqdisho kuwooda 16jirada weey kamadax banaanaayeen qabiil oo xaafad xaafad ayey isugu xirnaayeen Hanad beesha uu ka dhashay xamar kuma laheey wax abood ah. LA SOCO QEEBTA 2AAD
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad ma ahan mid laga xiisa dhacaayo sheekadiisa maryana aad ayeey ugu heeysataa sheekada hanad Waxii la sheekeeyaba waxaa lagaaray casir g...
-
Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa Waa...