Hanad teleefoonka waxaa ka qabatay gabadha guriga laheet tiri
Halow.
Halow asc abaayo sthy
Fcn hanad maryan waa mashaquul ee xoogaa kadib kusoo celi
Maryan ayaa ka dhawaaqday jikada oo ku dhahday qadro waan soo socdaa ee kujir dheh
Qadra ayaa hanad ku dhahday zxb waad maqleeysaa ee gabadha haku dheereen hool ayaa u taala
Haye abaayo qadro
Hanad ayaa is weeydiiyay oo shaki galay wuxuu is dhahay mx qaldan qoftaan maryan ah guriga kama dhalan miyaa toloow ma adeegtaa warjiraba cakaaroow imaaw
Xoogaa kadib maryan oo heeseesa ku tiri
Halow gacaliye hanad sorry waan kaa soo daahay ee xld kawaran
Hanad ayaa ugu jawaabay fcn dhankaada ayaa culeeys ka jiraa
Maryan ayaa ku dhahday maxaa waaye culeeyska xageeyga ah
Hanad ma yaqaano wax qaris oo ku dhahay qadro mx isku tihiin
Kkkkkk intaas lee miyaa hanad culeeyska
Kkkkkk haaa dabcan intaas maka ay mareeysay telka hormuud oo xiligaas loo yaqaanay baragaad ayaa waxaa soo wacaday xamdi misane hanad koolka ugama bixin asigoo dareemaayo in uu kool kujiro waayo maryan ayaa sheeko wacan ugu sheekeeyneeyo laakiin ma ogo qofkaan koolka ku dhibaayo in ay tahay xamdi
Waqtiga waxa uu isguraba waxaa lasoo gaaray 11:30am intaas xamdi maseexan oo murugo ayaa ku taagan markastaa telka ayey soo waceeysaa ala toloow yaa koolka igu dhageeysanaayo ma xafsaa mise waa axmed amey noqdaan waalidka hanad
Waa baxar ee aan iska daayo
Ala aan ku celiyo laga yaabo in uu hanad shukaansi ku haayo ala ilaahoow haka dhigin
Hanad oo naag kale u sheekeeynaayo
Intaas iyo in kabadan ayey is dhahday xamdi
Hanad iyo maryan ayaa ku balamay bari galab in ay kulmaan oo ay ku gulmaan xaafada gubta oo ay dagantahay maryan
Hanad iyo maryan ayaa marka ay ismacsalaameeyeen kadib madaxa telka iyo fiilada kala siibay oo isku diyaariyay in uu seexdo xamdi oo indhaha isgalisay ayaa marqura kusoo naxday kuna booday telka
Twatr vos24tv
YouTube vos24tv
Website vos24tv
Instagram vos24tv
Soo Badi boss
ReplyDeleteAaway
ReplyDeleteH
ReplyDelete