hanad waxa kaamuuqata farxad aan wali guugu arkin ee xamdi kuwa kale mexeey dheertahay mise waa xiisaha cusub .
Kkkkk duma maanta waad igaleeysaa kkkkk maya wlhi dareen gaar ah ayaaba haayo mana aqaan xiisahaan oo kale.
Waxaa lagaaray waqtigii balanta xamdi iyo hanad oo ahaa 03:30pm iyo xaafada KBB hanad oo si kal iyo laab usoo labistay ayaa soo istaagay masaajidka shiiq cali suufi hortiisa baranji ku yaala ayuu galay oo.
Zxb waxaan rabaa in aad iiwacdo telkan.
Zxb waa 1000shilin.
Kkkk waa iga diyaar ee iiwac zxb.
Halow asc iiwaran xaliimo miyaa.
Haa ee hanad miyaa adiga.
Haa abaayo ee xamdi ayaa rabay ma iigu dhiibi kartaa.
Hanad aboowe xamdi ma joogto
Waxa ay aaday xaafa hooyo aaba ayaa xoogaa xanuunsan.
Wlhi sorry allha caafiyo.
Hanad oo aad ugu carooday oo ay ku dhegtay jac kulul ayaa ku soo laabtay xaafada zxbkiisa ee
Al baraka qosol iyo kaftan ayaa lala galay Dooli iyo xaaskiisa.
Zxb waan ka xumahay kor ayaa lagaa arkay waana lagaa tagay kkkk
Duma markii ayaa ku dhahay labiska aad sheegatay haugu tagin
Ee badalo laakiin waad iga diiday waana lagaa tahay qaliirnaantaada kkkk.
Hanad ayaa marna qoslo marna xanaaqo laakiin muxuu kaadali karaa.
Zxb dooli xaaskaada hadalxumadeeda majoogi karee waan iska baxayaa kkk laakiin xaafada ha usheegin waa laigu camiraa kkkk.
Kkkk gaal jabkiisa wuu qarsadaa miyaa sheekada haye zxb ee gaari raac ma wadataa mise waan ku siiyaa.
Zxb waan wataa ee waad mahad santahay
Hanad oo yaaban misana ka walwalsan xamdi in ay kor ka aragtay oo ka tagtay mise waxa ay u sheegtay xamdi walaasheet ayaa run ah dhib malahan laakiin waan arki doonaa
Lakiin hanad ma ogo sida ay xamdi ugu walaacsantahay hanad.
KALA SOCO VOS24TV QEEBTA 2AAD
No comments:
Post a Comment