2004 Magaalda muqdisho waxa ay la medka aheeyd magaalooyinka aduunka inkastoo aan ka jirin doowlad maamusha guud ahaan cariga soomaalia hadana waxaa jiray Hogaamiyayaal qabiil oo aad u hubeeysan marmarka qaar fooda ayey is galshaan hade shacabka waxaad moodaa in aysan warba ka heeyn hanad waxa uu ka midka ahaa bulshada ku nool magaalad muqdisho gaar ahaan wuxuu daganaa Degmada yaaqshiid xaafada toowfiiq Hanad waxa uu ahaan dhalinta ka fiyoow qabaailaadka waxa uuna ahaa Dhalinta aadka u yar ee xiligaas soo kacayay iskuulka toowfiiq1 ayuu dhigtaa qooyskiisa ma heeystaan dhaqaalo sidaa u buuran Markii uu ahaa sanadkiisa 16 jir waxa U bilaawatay farxada haasaawo ama in uu yeesho qof jaceel la wadaagto Xiligaas waxaa kacsanaa ku sheekeeysiga telefonka loo yaqaan Leeleen olombik kaas oo hanad gurigooda ku jiray leeleenka faaido iyo qasaaraba waa uu ulahaa dhalinyada xiligaas hadane waxaa uu lahaa xaraarad gaar ah oo xiligaas aanan la dareemi karin waxaa jiray lambaro loo yaqaanan kunasiibso oo lagu raadinaayo gabar ama wiil Hadii uu kaa qabto qof da weeyn waa lagu jari hanad waxa uu ka mid ahaa Dhalintaa asigoo marar 1 iyo 2 jeer lagu dhaqday dhar hada kama uusan harin kunasiibso wax ay haasaawo jaceel aan qalbiga jirin la wadaagay Gabdho badan oo gayaankiisa ah oo kaladagnaa xaafado kala duwan aan isku dhaweeyn Qadkaas gabdhaha ay isku barteen waxaa ka mid ahaa gabar ay hanad hooyadiisa u tahay habaryar 2aad ayagoon is aqoon Dhina kale waxaa jiray xifaaltan dhinaca iskaarsiinta ah ayadoo la isku soo xiriirinaayo qofkiiba 2ruux kale halkaana lagu wada sheekeeysanaayo ama lagu kaftamaayo badanaa dhalinyarada magaalada muqdisho kuwooda 16jirada weey kamadax banaanaayeen qabiil oo xaafad xaafad ayey isugu xirnaayeen Hanad beesha uu ka dhashay xamar kuma laheey wax abood ah. LA SOCO QEEBTA 2AAD
horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Saturday, February 11, 2023
SHEEKADA LAMAGACBAXDAY ISFAHAN LA AAN JACEEYL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA KHEBTA (1AAD)
2004 Magaalda muqdisho waxa ay la medka aheeyd magaalooyinka aduunka inkastoo aan ka jirin doowlad maamusha guud ahaan cariga soomaalia hadana waxaa jiray Hogaamiyayaal qabiil oo aad u hubeeysan marmarka qaar fooda ayey is galshaan hade shacabka waxaad moodaa in aysan warba ka heeyn hanad waxa uu ka midka ahaa bulshada ku nool magaalad muqdisho gaar ahaan wuxuu daganaa Degmada yaaqshiid xaafada toowfiiq Hanad waxa uu ahaan dhalinta ka fiyoow qabaailaadka waxa uuna ahaa Dhalinta aadka u yar ee xiligaas soo kacayay iskuulka toowfiiq1 ayuu dhigtaa qooyskiisa ma heeystaan dhaqaalo sidaa u buuran Markii uu ahaa sanadkiisa 16 jir waxa U bilaawatay farxada haasaawo ama in uu yeesho qof jaceel la wadaagto Xiligaas waxaa kacsanaa ku sheekeeysiga telefonka loo yaqaan Leeleen olombik kaas oo hanad gurigooda ku jiray leeleenka faaido iyo qasaaraba waa uu ulahaa dhalinyada xiligaas hadane waxaa uu lahaa xaraarad gaar ah oo xiligaas aanan la dareemi karin waxaa jiray lambaro loo yaqaanan kunasiibso oo lagu raadinaayo gabar ama wiil Hadii uu kaa qabto qof da weeyn waa lagu jari hanad waxa uu ka mid ahaa Dhalintaa asigoo marar 1 iyo 2 jeer lagu dhaqday dhar hada kama uusan harin kunasiibso wax ay haasaawo jaceel aan qalbiga jirin la wadaagay Gabdho badan oo gayaankiisa ah oo kaladagnaa xaafado kala duwan aan isku dhaweeyn Qadkaas gabdhaha ay isku barteen waxaa ka mid ahaa gabar ay hanad hooyadiisa u tahay habaryar 2aad ayagoon is aqoon Dhina kale waxaa jiray xifaaltan dhinaca iskaarsiinta ah ayadoo la isku soo xiriirinaayo qofkiiba 2ruux kale halkaana lagu wada sheekeeysanaayo ama lagu kaftamaayo badanaa dhalinyarada magaalada muqdisho kuwooda 16jirada weey kamadax banaanaayeen qabiil oo xaafad xaafad ayey isugu xirnaayeen Hanad beesha uu ka dhashay xamar kuma laheey wax abood ah. LA SOCO QEEBTA 2AAD
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad ma ahan mid laga xiisa dhacaayo sheekadiisa maryana aad ayeey ugu heeysataa sheekada hanad Waxii la sheekeeyaba waxaa lagaaray casir g...
-
Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa Waa...
M.a
ReplyDelete