Wednesday, February 15, 2023

ASC AQYAARTA KUSOO DHAWAADA QEEBTII 4AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA


Hafza marka ku tiri hanad intaa waxa uu u cararay halka uu yaalo telka leeleenka ah oo markaas qadka ay ku jirtay gabadha dhawaan la bartay ee xamdi dhinaca kale 

Xamdi ayaa u muuqatay ayaduna in uu jiro xiisa gaar ah ay u qabto barashada hanad waxaadba moodaa in hanad iyo xamdi jaceelkooda uuba yahay mid xag rabi laga soo riixayo oo midba midka kale uu ka daran yahay xiisaha waalan ay isku qabaan ayagoon wali si wanaagsan isku baran 

Hanad ayaa gacanka lenka qabsaday oo ku yiri xamdi abaayo mcnto mafiicantahay? Xamdi ayaa dhibtay jawaab diiran oo ku saleeysan cod mcn aboowe hanad waan ladanahay ee dhankaada kawaran? Fcn qaali naftaada ayaa nafteeyda ka maqan oo lamaane la aan adiga dartaa ayaa dareemayaa 

Hadalo mcn iyonsalaan isbarasho kusaleeysan wanaag iyo tixgalin ayaa markale siwacan habeenkaas ka dhacay hanad ayaa weeydiiyay 

Gacalisadiisa mustaqbalka oo ku yiri 

Mcnto xamdi adiga wali ma guursatay?

Maya sida aan horay kuugu sheegay 

Waxaan ahay gabar laakiin waxaan dareemayaa in aan dhawaan ruux aan jeclahay in aan guursan doono qofka aan hada jeclahay.

Hanad aay naxay oo ku yiri xamdi abaayo 

Jaceel miyaa leedahay ilaaheey ka cabso?

Haa aboowe ayeey tiri ayadoo qosleeyso kkkk

Hanad yaab ayuu afka saartay oo candhuuftiisa dib u laqay codkiisana aad ayuu hoos ugu dhigay oo ku dhahay xamdi abaayo naag nin jacel aniga soo ma noqonaayo dadaalkiisa hal bacaad lagu maalay?

Kkkkk xamdi ayaa ayaa tiri war hanad qaali dib ugurashada iska daa ruuxaas waa adiga qaali. Hanad farxada aduunka wuxuu si farxad ah ku dhahay ereyadaan

No comments:

Post a Comment

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful