Friday, February 17, 2023

QORAAL SAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWAADA QEEBTII 7AAD EE SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY IS FAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA

Hanad asigoo ka yaaban sida uu u hanan la haa iyo qaabka uu umari lahaa gadhii qalbigeeda qaadatay ee xamdi figir dheer 2 isbuu kadib hanad waxaa u soo baxday in uu si rasmi ah uu ula kulmo xamdi 

Sida caadada aheeyd subax kastaa wuxuu wici jiray xandi laakiin subaxaan weey kaduwaneed sheekada hanad oo war kale ayuu wadaa xamdi oo quraacda dubeeyso 

Sugeeysana in uu soowaco midkii qalbigeeda qalay ayaa soo dhacay telka lenlenka oo xamdi soo dhigatay 

Jigada markuu soo wacay hanad telka waxaa ka qabatay xamdi walaasgeeda ku tiri hanad yaroiw xamdi madheero oo waxa ay raadisay adeeg ee wax yar kadib ku soo cele 

Hanad waqti ayaa ku socda oo waxa uu aadi lahaa shaqada in kastoo shaqada uu ugu horeeyo tel laakiin waxa uu is baray in uu subixii uu maqlo xamdi qasolkeeda gaaban Intuu is diyaarinaayay ayey qaadatay mudo 30 daqiiqo telkii 

Xamdi markii ay adeega kasoo laabatay ayaa walaasheeda ku tiri nayaa waxaa kusoo wacay zxbkii jikada kkkkk

Xamdi ayaa ku tiri hanad miyaa ?

Haaaa.

Kkkkkk markiiba telka ayey baartay oo ku celisay hanad uma dhaweeyn telka waxaa uu quraacda ku cunaayay barandada waxaa ka qabtay xamdi telka xafza oo ay is barteen sheeko dheer iyo kaftan ayaa dhaxmartay xafzo iyo hamdi wexey u sheegtay in uusan joogin hanad uu aaday shaqada.

Waqtigaba waxa uu is guraba waxaa la gaaray 7:45Am oo ahaa xiliga shaqada asigoo laga rabo in uu 8:00Am shaqada ku jiro

No comments:

Post a Comment

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful