Xamdi jawaabtii ayaa ku adkaatay oo xishood la jeesatay laakiin wali kama harin faaduma oo markale ku celisay waliba ayadoo dareen siineeyso in ay ku faraxsantay in ay qaadato waqtigeeda lalinyaranimo
Xamdi ayaa jawaab aan aheeyn kii loo baahnaa ku tiri.
Ma aqaano aniga waxa aad sheegeeyso ayadoo qosol xishood ku jira qososhay kkkk qado ka dib waxaa soo dhacay telka lenlenka ah
Waxaa ka qabtay wiil yar oo faduma dhashay halow maxamrd ayeyo iiwaran hooyo faaduma ayeeyo xaliimo waaye xaliimo ayaa la hadashay kadibna waxaa lahadashay xamdi
Halow hooyo setahay gabadheeyda xamdi waan ladanahay dhamaanteena xamdi iyo hoyo xaliimo sheeko dheer kadib xamdi waxaa loo sheegay in ay soo aado kuliyada jaale siyaad hada
Ok hooyo hada ayaa soo baxaayaa
Marka ay labisatay oo ay dooneeyso in ay soo baxdo ayaa ayey is dhahday bal usheek hanad in aad caawa u hooyaneeyso xaafada hooyo iyo aabe telkii hanad gurigooda ayey soo garaacday waxaa ka qabtay xafsa
Halow xamdi.
Haaa xafsa miyaa.
Haa abayo iiwaran.
Naa waan fiicanahay ee hanad ma joogaa
Maya abaayo wali maanta ma imaan.
Haaa haye abaayo.
Ok xamdi.
Markale ayey wacday telka xafiiska hanad marar badan ayey ku cel celisay mana laga qaban
Xamdi ayaa iska baxday oo is dhahday iska daa hadhoow ayaa xaafada ka waceeysaa.
Hadan ayaa maalinkaas xaafada toowfiiq soo aadin oo uu aaday xaafada albaraka oo u dhaw kpp oo uu daganaa saxiibkiisa dooli si uu galabta halkaas ugula kulmo gabadha qalbigiisa qaadatay.
DHAMAAD DUFCADA 1AAD QEEBTEEDA 1AAD LASOCO QEEBTA LABAAD.
Qr wariye nasir ilkahurde
M.a
ReplyDelete