Xamdi oo iska madadaalineeyso murugada ka heeyso dhanka hanad oo ahaa jaceelka aan la arkin ayaa jikada isku weeydiisay toloow aniga waxa ihaayo waa maxay maxaase ladhihi karaa ma
Jaceel baa mise
Damac ama waa
Darajo koleey kani ma ahan Dulinnimo balse markuu hanad qalbigeeyga soo galo wadnahaa i garaacmaayo sida qof cabsanaayo oo kale.
Xamdi oo marba ninac u fakareeyso ayaa waxaa soo dhacay telka lenleenka oo soo wacday walaasheeda ay la joogtay xaafada KBB kasa balbalaara waxaa ka qabatay hooyadeet sheeko dheer kadib waxa ay xaliimo ka cod satay hooyadeet in teelka loo geeyo hamdi. Dhanka kale hanad aabihiis cabdullaahi oo sida caadada u ah caruurtiisa maqribka kahor waa in ay xaafada xaadir ku wada ahaadaan laakiin caawa hadan waxa uu yimid cishahii isagoo daalan waxa uu ku daalayna ogeen isagoo cidna la sheekeeysan ayuu qolkiisa galay
Waxaa kadaba yimid aabihiis oo ku dhahay waryaa halkee xiligaan ka timid soo horay kuukuma sheekin in aan lasocon karin waqtigaan.
Hanad ayaa ku dhahay aabe shaqada ayaa ku soo daahay kadibna wiil aan saaxiibo nahay oo xanuunsan ayaa aaday oo dagan xaafada laba dhagax meesha ayaa ku soo daahay ee wax kale lama maqneen. Xafsa ayaa usoo gashay oo dhegta wax ugu sheegtay hanad mar qura ayuu booday oo istaagay hadana fadhigii ku laabtay aabo cabdullaahi ayaa weeydiiyay xafso oo ku dhahay naa maxaa u sheegtay oo sidaan ugu booday iisheega.aabo gabar oo saaxiibtiisa ayaa soo wacday oo qadka ku jirta. Hanad wuu naxay oo ku dhahay alla been badanaa aabo waan isla shaqeeynaa oo xafiiskeeyga ayey ka shaqeeysaa waa ku xigeenkeeyga ee xafso u sheeg marka aan qabeeysto oo cishaha tukado anaa wacaayo.
Hanad wuu ka tagay aabihiis durba wuxuu bilaaway in uu is furfuro oo qabeeysto tukado cishihii waxa uu soo qaatay cashada iyo telka lenleenka waxuu garaacay maryan gabar ladhaho oo daganeet gubta
No comments:
Post a Comment