Hanad ayaa ku dhahay ii sheeg xamdi abaayo waxa aad ii sheegi rabtay
Waxbo kuuma sheegi rabin kkkk
Xamdi ayaa qososhay oo qalbiga iska dhahday anigaba kula mid baan ahay mana kuusheeki karo waayo waxaa ii diidaayo xishood gabar nimo
Hanad ayaa ku cel celiyay iisheeg iisheeg xamdine weey ku adkeeysatay
Sheeko dheer kadib ayaa
Xamdi walaasheet ukeentay qadada
Kuna tiri nayaa xamdi qadeey aduun waxba kama ogidee
Xamdi ayaa yaabtay waqtiga ay imaatay walaasheeda oo hadana ay qadada karisay abaayo koormee suuqa ka imaatay maqaayad maa kasoo gaday maya oo waan kariyay
Yaab badanaa
Hanad intaas asigaba wuu maqlaayaa
Isagaba waxaa la dhaafay xiligii uu ka bixi lahaa shaqada oo uu aadi la haa gurigiisa
Oh sorry xamdi abaayo xiligeeyga waa la dhaafay oo waa 2:15pm ee waan baxayaa xaafada ayaa aadayaa hada ee waxaan ku soo wacayaa 3:00pm insha allh adigana sii qadeey laga yaabo in aan galabta soo gaaro
Kpp kaasa palpalaara clm xaafadiina kkk
Xamdi ayaa naxday oo ku tiri maxaa kasoo raadinee xaafadeena
Hanad ayaa ku dhahay markaan kuriga tago anaa kusoo wacaayo oo kuu sheegaayo waxa aan ka soo raadinaayo xaafadiina
Ok hanad
Ok xamdi
By by
Qr wariye nasir ilkahurde
No comments:
Post a Comment