Friday, February 17, 2023

AQYAARTA KUSOO DHAWAADA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTII 5AAD

intaa ereyo jacel oo mcn markey is Dhaaf sadeen ayey xamdi ku tiri 
Hanad aboowe waa 09:30 cisho aan iska bixino si anan hadhoow uga caajisin hanad ayaa ka aqbalay salaada kadib qofwalbaa waxa uu soo dhaweeystay telka asigoo is adkeeynaayo ayuu ku qofka kale sugaayay si ay u soo wactamaan Qofba qofkakale ayuu dhahaayay asiga haku soo waco saacada ayaa 
Gaartay 10:05am hanad ayaa wacid 
Garaacay asigoo iska dhigaayay in 
Uu ku soo daahay masaajidka 
Xamdina waxey ugu jawaabtay in ay banaanka u baxday marka ay tugatay oo hada dhicida telka ay usoo gashay guriga 
Kala jaakirista xamdi iyo hanad tolow 
Ma mid sii socon doontaa mise waa midhalkaan ku eg

No comments:

Post a Comment

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful