Saturday, February 11, 2023

QEEBTII 2AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHI SHEEYE BUU SABABAA


Hanad xiligaas fasalka 8aad ayuu dhigtaa ma ciyaaro kubad laakiin aflaanta ayuu daawan jiray gaar ahaan wuxuu sii jeclaa aflaanta soomaalida ay sameeyso iyo in uu qadka teleefoonka ee leenleenka in uu ku caweeyo nasiib wanaag maalin ayuu garaacay tel kabilaawdo 85 isga oo ah ku nasiibso qorshahiisu uu yahay hadeey ka qabato qof aan u cuntameeynin in uu weeydiiyo wax been ah ama shirkad aan jirin nasiib wanaag waxaa ka qabatay gabar aad u cod macaangabadhaasina waa xamdi kuna tiri walaal yaa rabtaa hanad oo naxsan ayaa ku yiri abaayo xaliimooy aaway qadar

Xamdi ayaa ku tiri waad soo qaldantay zxb miyaa mise asxaabta ku nasiibso ayaa tahay kkkk Kkkk hanad waa uu qoslay ku yiri qofyaheey caadi ma tihid junasiibso ayaa ahaa ee ma is baran karnaa Xamdi ayaa ku tiri zxb waan is baran kanaa ee adiga telkaada waa 63 ee halkee ka joogtaa Hanad ayaa ku dhahay waxaan daganahay xaafada toowfiiq adigana Xamdi ayaa tiri waxaan jogaa kBB kaasa balbalaara isbarasho kadib Xamdibayaa ku dhahday hanad zxb qado ayaa karinaa wainoo waqti kale ok hanad ayaa yaaban oo la yaaban qoftaan sidaan u cod macaan hadii toloow sood bilaa suurad ameey tahay hanad sidii caada aheeyd Durkii marka uu soo tukado uu qadeeyo wuu seexan jiray casiradii markii lagaaray ayuu soo jiitay teelka waxuuna kursi iyo shaah casariyo digtay ganjeelka hore ee banaanka geedka hoostiisa kadib wuxuu garaacay telka xamdi waxaa. Kaqabatay xamdi walaasheet ka weeyn oo markaas ayada la nool Abaayo waxaan tabay xamdi Xamdi walaasheed ayaa ku tiri walaal hada ma joogto xamdi ee gadhoow ku soo celi hanad ayaa xaqiiqsaday in Xamdi magaceeda dhabta ah uu yahay.ok abaayo usheeg hanad in uu soo wacay ee marka ay timaado haisoo wacdo hanad waa shabeel naageed durba waxa uu wacday maryan oo kamid aheet xiligaas gabdhaha uu la sheegeeysto hanad

No comments:

Post a Comment

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful