Dhanka kale hanad subaxaasi waxa ay u aheeyd sobax uusan ku farax saneen inta uu u socday laakiga laga raaco baska ayuu keligiisa wadada ku sheekeeystay wuxuuna is weeydiiyay
Toloow waamaxay culeeska isaaran oo aan qaadi la ahay
Toloow waamaxay gabadhaan camdi waxa ay dheertahay gabdhakale
Toloow maxaa jira oo qalbigeeyga sidaan uu ugu baahan yahay gabadhaan iyo ereyo kale
Waxa uu gaaray iskooska laga raaco baska sidoo kale xamdi ayaa dareentay in uu wax ka maqanyahay subaxaasi oo inta uu sii maqnaa hanad wacday telka xafiiska shaqada laakiin kuma guuleeysan in laga qabto xamdi ayadaba dareen ayaa haayo laakiin uma moodo in uu yahay dareen jaceel xamdi oo fakir dheer ku jirto ayaa walaasheeda mar kale ku soo laabatay modo ayey kortaagneet mana arkeyn waxa ay la yaabantahay waxa ku dhacay walaasheeda yar ayadoo kula hadleeyso hadal naxariis badan ayey ku tiri naa xamdi xamdi hee abaayo naayaa maxaa ku helay oo la fikireeysaa maya abaayo ma fikiraayo waa yaabee lacagtaan qabo oo soo adeeg gadada xamdi ayaa ku tiri abaayo lama gaarinee 9:00am hala gaaro anaa soo adeegaayo markiiba waxaa soo dhacay telka oo xamdi jigada u yaalay durba waxa ay shaashada ka fiirisay lambarka soowacaayo waaba hanad marqura ayey ku booday oo tiri hanad maxaa ku helay aboowe hanad ayaa ku jawaaway fcn abayo mcn ee saakay waan ku soo wacay abaayo ayaa iga qabatay oo igu dhahday kusoo celi haa haa adega quraacda ayaa doonay markaas ayey xamdi waxa ay soo xasuusatay walaasheed in ay kortaagantahay marqura ayey xishood dumar ku tiri abaayo iga qaleey noh xamdi walaasheeda ka weeyn ayaa ku tiri ken la cagta aniga ayaa adeega doonaayo oo karinaayo qadada intey madaxa u salaaxday ayey ka tagtay markaas kadib xamdi telka
No comments:
Post a Comment