horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Tuesday, July 18, 2023
Aniga hadii aan
Dabacadeeye ahay adigane
Dooradii baa tahay
Hadii aan ahay
Dafaha Duulo adigune
Diinkii aan Daboolka lasaarin baa tahay
Adigu hadii aadtahay
Daayeeradii aniguna wxn ahay kii
Dabada gagoosanaayay ee
Dabciga cadeey ruux ku Damcay oo Dumarka kaa Doortay. ama toos udiid ama Daadiheey oo Doowlad noqda iska daa Doqonimada ee Dabcigaada cadeey.
Thursday, July 13, 2023
QORAAL SAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWAADA QEEBTII 6AAD EE SHEEKADII ISFAHAN LA AAN JACEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA
Naagwalbaa la hatlo nafteeyda ayaa igu dhahdo ma ahan qeebta naftaada ka midka ah ana waan ka durkaa
Abaayo maadaama aad sidatit bar nafteeyda ama ituur ama iqaado qaali baa ii tahay
Xamdi ayaa nafteeyda waxaa galay dareen ah hanad xagiisa laakiin marna isma jilcin laakiin xoogaa yar ayey qalbiga u dhistay hanad walaal qaali waad iga hadal badantahay runtii aniga kuma ceerinaayo ee adiga
Afkeeyga ayaa halkaan ikeenay ee Afkaada yuusan ku keenin
maalin maalmaha kamid ah ayaa nin reer mii ah wuxuu arkay madax dad oo qalalay oo wadada yaalo intuu uyimid ayuu afka ka galiyay ushii uuwatay qalaw qalow ka yeersiiyay markaas baa madaxii ayaa la hadlay.
war nin yahoow aniga afkeeygaa halkaan ikeenay ee adigane afkaada yuusan halkaan ku keenin.
ninkii ayaa cararay oo utahay boqorkii magaalada oo ku dhahay boqoroow waxaan soo arkay madax dad oo marhore dhintay hadane aniga ayuu ila hadlay.
boqorkii ayaa ku dhahay muxuu kudhahay madax adiga kula hadlay.
wuxuu idhahay ninyahoow aniga afkeeygaa halkaan ikeenay ee adigane yuusan ku keenin.
haye nasoo tus madaxaas adiga kula hadlay ninkee iyo boqorkii iyo ciidankiisa ayaa soo aaday miiga baadiyaha oo uu yaalay madaxa
marlii loo imaaday madaxii wuu aamusay ninkii ayaa la dhahay aaway waxa hadlaayay ee aad noo sheegtay wuxuu dhahay ninkii anigaa ka hadashiinaayo afka ayuu ushii uuwatay ka galiyay oo uu dhahay war ha iceebeenin ee hadal
madaxii mahadlin boqorkii ayaa dhahay war nagatag been ayaa noo sheegtay
boqorkii ayaa katagay
kadib madaxii iyo ninkii ayaa isku haray madaxii ayaa ku dhahay war afkeeygaa halkaan ikeenay ee adigane afkaada yuusan ku keenin
ituu boqorka uqeeliyay ayuu dhahaya boqoroow soo carar wuu hadlay
3 jeer ayuu boqorka soo celceliyay kadibna madaxii uu aamusaayay
marlii 4aad marka uu boqorka wacay uu madaxane aamusaayay ayaa waxaa lagu dhahay ninkii war ma anigaa doqon imooday markaad igu ciyaareeyso
madaxa ayaa laga jaray ninkii waana laga tagay
Wednesday, July 5, 2023
GEERAAR JACEEL
![]() |
Halis weeye jaceelkuye.
hersare waa lagu gaari karaa laakiin.
hadaf in aad leedahay ayaa ka horeeysa.
hdimo jaceel waxaa ugu halis badan midka indhaha kaa rida adigoo wax arkayo- qofkii dhaqaaqa qofka aad jeclaato moodo.
hwa ama hayaad ama xaliimo.
hilibaa iigu yaalo weeye.
hrqaboow.
hoos aan jeclahay .
hergalkiisa qoraalka qoraxda dhunkasho iyo qosol aan laheen.
harso Bible dhaho ayaa qalbiga qeebta ugu daran dajin lahaa.
mar kale
qr mr nasir orhan
Monday, July 3, 2023
jaceelka hadaa bartay
Adigaa kusugayaa balanta atkeey
Jacel igalay si dibleh kusheegay oo laigu soo dhaweeyay hadane calfanla ahay anigaa arkay

Subscribe to:
Posts (Atom)
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad ma ahan mid laga xiisa dhacaayo sheekadiisa maryana aad ayeey ugu heeysataa sheekada hanad Waxii la sheekeeyaba waxaa lagaaray casir g...
-
Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa Waa...