horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Tuesday, July 18, 2023
Aniga hadii aan
Dabacadeeye ahay adigane
Dooradii baa tahay
Hadii aan ahay
Dafaha Duulo adigune
Diinkii aan Daboolka lasaarin baa tahay
Adigu hadii aadtahay
Daayeeradii aniguna wxn ahay kii
Dabada gagoosanaayay ee
Dabciga cadeey ruux ku Damcay oo Dumarka kaa Doortay. ama toos udiid ama Daadiheey oo Doowlad noqda iska daa Doqonimada ee Dabcigaada cadeey.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad waxa kaamuuqata farxad aan wali guugu arkin ee xamdi kuwa kale mexeey dheertahay mise waa xiisaha cusub . Kkkkk duma maanta waad igale...
-
Hanad teleefoonka waxaa ka qabatay gabadha guriga laheet tiri Halow. Halow asc abaayo sthy Fcn hanad maryan waa mashaquul ee xoogaa k...
No comments:
Post a Comment