kala harnay midii ifka igu cadaabtayee caadilkeeyga wuxuu iiqon igu cara galisayee calaf waxaan ulaahaa ciida dartayee caawan cidlo raaxo led dareemayee caashaqa markaaan ugu yeeray ayadoo caruur ah cidlo wehel la aan ah kasaaray icadooweeysatay markeey is mahdisayee ma oga halka ay cagta saareeyso cida ay ucarareeyso anigane aloow caawa kadib uma naxo kama noxo noocaasiyee
horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad waxa kaamuuqata farxad aan wali guugu arkin ee xamdi kuwa kale mexeey dheertahay mise waa xiisaha cusub . Kkkkk duma maanta waad igale...
-
Hanad teleefoonka waxaa ka qabatay gabadha guriga laheet tiri Halow. Halow asc abaayo sthy Fcn hanad maryan waa mashaquul ee xoogaa k...
No comments:
Post a Comment