kala harnay midii ifka igu cadaabtayee caadilkeeyga wuxuu iiqon igu cara galisayee calaf waxaan ulaahaa ciida dartayee caawan cidlo raaxo led dareemayee caashaqa markaaan ugu yeeray ayadoo caruur ah cidlo wehel la aan ah kasaaray icadooweeysatay markeey is mahdisayee ma oga halka ay cagta saareeyso cida ay ucarareeyso anigane aloow caawa kadib uma naxo kama noxo noocaasiyee
horay usoco ducada waalidka waaye dadaalna waa dardaaran ruux wanaagaada jecel balse qof waxyar kuugu qiimeen waayey wanaagaada ma jeclo ogoow
Saturday, June 24, 2023
Sunday, June 18, 2023
hambaliyo dhamaan muslimiinta oo dhan
mismilaah alxamdulilaah hambaliyo hambaliyo axaan u hambaliyeenaa guud ahaan umada muslimiinta gaar ahaan soomaalia waxaan ugu hambaliyaanaa curasha bisha barakeeysan ee dulxaj maalinta oo ay tahay caawa isniin 1
Subscribe to:
Posts (Atom)
Romanian
Waa galab farxadeeda wadata masha allah
The latest packages are beautiful
-
hanad ma ahan mid laga xiisa dhacaayo sheekadiisa maryana aad ayeey ugu heeysataa sheekada hanad Waxii la sheekeeyaba waxaa lagaaray casir g...
-
Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa Waa...