Saturday, April 1, 2023

Arimo jaceeyl Maxaa ka xasaasisan

Waxaa ladhahay hadal. Wuxuu amaan yahay inta aadan dhihin marhaduu afka kasoo baxo adiga ma lihid 
Runtii in aan iska aamuso aa Ii rooneed laakiin waxaan is dhahay usheeg Weey ku fahmeeysaa laakiin hadal aan u arkay 
Jees jees ayaa la kilmay oo waxaan taaganahay yaa isoo celiyo hadalkeeyga
Abdinasir

No comments:

Post a Comment

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful