Thursday, February 23, 2023

QORAALSAN IYO GALGACAL KUSOO DHAWQQDA SHEEKADII LAMAGAC BAXDAY IS FAHAN LA AAN JACEEL GUUR SHISHEEYE BUU SABABAA QEEBTIISA 15AAD


Xamdi sida ay ugu celineeysay teleefoonka waaga ayaa ku baryay 

Dhanka kale maanta waa balantii balanta hanad iyo maryan ma kulmidoonaa 

Waaga marka uu baryy

Hanad sidii caada aheet waxa uu isku diyaarnyay shaqadii xafiiska 

Marka uu galay xafiiskiisa oo kala fududeeyay shaqada u taalay ayuu helay xoogaa jaanis ah oo uu kuwaco xamdi 

Waxa uu garaacay teleefoinka 

Waxaa ka qabatay xamdi oo dhafarsan kuna jrta kushiinka diyaarineeyso quraacda reerka 

Markii ay aragtay lambarka xafiiska hanad ayey ku soo booday oo qabatay telefoonka 

Halow hanad.

Haa xamdi abaayo iiwaran.

Fiican aboowe maxaa ku helay oo kuu waayay xalay oo dhan ayaa ku soo wacaayey.

Hanad ayaa niyada iska dhahay qofka xalay kool kuugu wareeriyay xamdi ayay aheet ileen ee ma usheegaa ama waan ka qariyaa.

Haa xamdi aniga ayuu ahaa qofka koolka ku jiray mana kuu ma leeyneeynin adiga sorry abayo.

Xamdi ayaa ka naxday hadalkaas 

Laakiin madareen siinin 

Dhib malahan aboowe ee xalada kawaran.

Fcn abayo macaanto.

Xamdi ayaa isdhiirisay oo ku dhahday hanad waxaa rabaa aboowe in aan kula kulmo sida ugu dhow.

Diyaar waaye abaayo ee goormee.

Lama filaan xamdi ayaa ku dhahday galabta.

Hanad yaab yaabkiisa isagoo xamdi ku xumeen karin maryana aan ku adkeen karin ayuu ku dhahay hib malahan waan kulmeenaa.

Labo mid dooro ayaa hanad agtaalo

1 comment:

Romanian

Waa galab farxadeeda wadata masha allah

The latest packages are beautiful